gabileymedia.com
Xanta Suuqa: Arsene Wenger Oo Bedelka Santi Cazorla Ka Helay Juventus.
January 3, 2017 - Written by media news

Arsene Wenger ayaa wacay xiddiga khadka dhexe ee Juventus isagoo weydiiyay haddii uu jeclaan lahaa inuu ku biiro Arsenal, sida ay qortay jariirada Ingariiska ee The Sun.

Xiddiga khadka dhexe ee reer Bosnia ayaan jawaab fiican siiyay Wenger iyadoo labada nin ay haatan ka shaqeynayaan sidii ay ku gaari lahaayeen heshiis afka ah.

Laakiin Juventus ayaa u muuqata mid aan dooneynin inay iska iibiso Pjanic ka dib markii Axel Witsel uu doortay inuu u dhaqaaqo Shiinaha halkii uu u wareegi lahaa kooxda Serie A ka dhisan.

Inkastoo aysan u muuqan in Arsenal ay dhameyn karto heshiiskiisa bishaan Janaayo, hadana waxa ay doonayaan inay Juventus ku tijaabiyaan dalab 28 milyan ginni.

Waxaa loo keeni karaa inuu noqdo bedelka Santi Cazorla haddii uu doorto inuu ka tago Emirates.

Xiddiga reer Bosnia ayaa wacdarro dhigayay tan iyo markii uu 25 milyan ginni uga soo wareegay Roma xagaagii la soo dhaafay.

26 jirkaan ayaa 20 kulan u saftay kooxda Massimiliano Allegri, isagoo dhaliyay lix gool, halka uu dhaliyay hal gool afar kulan uu xilli ciyaareedkan u saftay dalkiisa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews