gabileymedia.com
DEG DEG: C.Ronaldo oo noqday Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka FIFA Best Player 2016
January 9, 2017 - Written by admin

DEG DEG: C.Ronaldo oo noqday Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka FIFA Best Player 2016
Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka C.Ronaldo aayaa waxaa loo doortay weeraryahanka kooxda isagoo abaalmarintan ka dulqaaday ciyaaryahanada kala ah Griezmann iyo L.Messi

Real Madrid and Portugal’s forward Cristiano Ronaldo (L) kisses his trophy after winning the The Best FIFA Mens Player of 2016 Award next to FIFA president Gianni Infantino during The Best FIFA Football Awards ceremony, on January 9, 2017 in Zurich. / AFP / Fabrice COFFRINI (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)

bY
Weeraryahanka Kooxda Real Madrid ayaa mar kale noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka xili uu isla sanadkan ku guuleystay  xidiga Aduunka ee abaalmarinta France Magazine ay bixiso

Madaxweynaha xariirka kubada cagta aduunka ayaana gudoonsiiyay kabtanka qaranka Portugal abaalmarintan, iyadoo sababaha uu ugu guuleystay ay kamid aheyd inuu qarankiisa ku hogaamiyay Euro 2016-ka iyo inuu Real Madrid la qaaday Champions League.

C.Ronaldo ayaa sheegay in 2016-ka uu ahaa sanadkiisii ugu wanaagsanaa oo uusan taariikhdiisa hilmaam doonin uuna ku faraxsan yahay abaalmarintan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews