gabileymedia.com
DEG DEG: Isku Aadka Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka oo La Sameeyay – Yaase lagu beegay Kooxdaada?
January 9, 2017 - Written by admin

England (GM)DEG DEG: Isku Aadka Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka oo La Sameeyay – Yaase lagu Aadiyay Kooxdaada?
Waxaa Goordhow lasoo saaray isku aadka wareega afaraad koobka ugu faca weyn England ee FA Cup-ka iyadoo kulamo adag ay isku aadkaas kasoo baxeen.

Kooxda Man City ayaa ku dhaci karta naadiga Crystal Palace taas oo kulan ku celis ah la ciyaareysa naadiga Bolton.

Sidoo kale naadiga Man United ayaa lagu aadiyay kooxda Wigan halka Chelsea ay la ciyaareyso naadiga Brentford oo ah koox sanado kahor 4-2 tartankan ugu reebtay.

Arsenal ayaa ku dhaceysa Southampton ama Norwich oo kulan isku celis ah ciyaari doona waana isku aad halis ah oo wiilasha Arsene Wenger ay ku wajaheen wareegaan

Kulamada wareega afaraad ee FA Cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 28-ka bisha January waxaana hoos ka Akhri kartaa isku aadka oo dhameystiran.

Tottenham v Wycombe
Derby v Leicester
Oxford v Newcastle or Birmingham
AFC Wimbledon or Sutton v Cambridge Utd or Leeds
Plymouth or Liverpool v Wolves
Southampton or Norwich v Arsenal
Lincoln or Ipswich v Brighton
Chelsea v Brentford
Man Utd v Wigan
Millwall v Watford
Rochdale v Huddersfield
Burnley or Sunderland v Fleetwood or Bristol City
Blackburn v Barnsley or Blackpool
Fulham v Hull City
Middlesbrough v Accrington
Crystal Palace or Bolton v Man City

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews