gabileymedia.com
XASAASI: In 2016-ka uu ahaa Sanadkiisii ugu wanaagsanaa, Kaftankii uu ka sameeyay Maqnaashaha Xidigaha Barcelona & Waxyaabihii uu ka hadlay CR7 Kadib abaalmarinta la siiyay
January 9, 2017 - Written by admin

XASAASI: In 2016-ka uu ahaa Sanadkiisii ugu wanaagsanaa, Kaftankii uu ka sameeyay Maqnaashaha Xidigaha Barcelona & Waxyaabihii uu ka hadlay CR7 Kadib abaalmarinta la siiyay
C.ronalo ayaa mar kale noqday ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka ee abaalmarinta FIFA Best Player, waxaana uu ka dulqaaday Griezmann iyo Messi.

Markii abaalmarinta la gudoonsiiyay ayaa waxaa uu jeediyay hadal kooban oo uu ku cabirayo fikirkiisa kadib abaalmarinta.

Real Madrid and Portugal’s forward Cristiano Ronaldo (L) kisses his trophy after winning the The Best FIFA Mens Player of 2016 Award next to FIFA president Gianni Infantino during The Best FIFA Football Awards ceremony, on January 9, 2017 in Zurich. / AFP / Fabrice COFFRINI (Photo credit should read FABRICE COFFRINI/AFP/Getty Images)


“Wow. Wow. Wow. Wow. waa arin cajiib ah, waxaan doonayaa inaan umahad celiyo dhamaan ciyaaryahanada aan kawada ciyaarno Real Madrid iyo tababaraha.”ayuu yiri Ronaldo oo hadalkiisa ku daray “Waad ku mahadsan tihiin wax walba oo aad ii sameyseen aniga, waxaa sidoo kale waajib igu ah inaan umahadceliyo qoyskeyga iyo dhamaan shaqaalaha kuwaas oo wax walba isiiyay”.

Waxaa uu sheegay in 2016-ka uu ahaa sanadkiisii ugu wanaagsanaa” 2016 waxaa uu ahaa sanadkeygii ugu wanaagsanaa waayaheyga. waxaan helayay waxyaabo badan oo shaki ah laakiin ugu danbeyn koobabkii ayaa nafsad ahaantooda hadlay”

C.Ronaldo ayaa hadalkiisa ku daray “Waxaa ay tuseen inaan ku noolahay rajo sare waxaana helay waxii ugu wanaagsanaa ee aan sameeyay, hormarkan aan gaaray waa mid aan macquul aheyn, walligeyna ma hilmaami doono sanadkan, aad ayaan ufaraxsanahay.”

Laakiin CR7 ayaa ku maadeystay Messi iyo kooxda Barcelona kuwaas oo ka maqnaa xaflada abaalmarinta inkastoo sababaha ay la maqnaayeen ay tahay kulanka ay habeen danbe ciyaari doonaan.
“Waxaan ka xumahay in dad kamid ah kuwa Barcelona aysan halkan caawa joogin, laakiin taas waa mid la fahmi karo!”Hagaag, C.ronaldo waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka, waxaana uu sameeyay inuu isku qoro bogagga sare ee saxaafada caalamka !

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews