gabileymedia.com
XAQIIQ: Jose Mourinho Oo Da’diisa Kaga Rekoodh Fiican Sir Alex Ferguson Iyo Macalinka Ree Portugal Oo U Dabaal Degaya Dhalashadiisa 54-Aad
January 26, 2017 - Written by media

HR GMN Tababaraha kooxda Mancheser United ee Jose Mourinho ayaa u dabaal degaya sanad guurada dhalashadiisa 54 aad wuxuuna macalinka ree Portugal ii da’diisa kaga rekoodh fiican yahay halyaygii kooxdiisa Manchester United ee Sir Alex Ferguson oo sharciyadiisa ku soo shaabadeeyay Old Traffrod. Marka lays barbar dhigo markii uu Sir Alex Ferguson 54 sano jirka ahaa iyo maanta oo uu Mourinho da’dan gaadhay, waxaa koobab badan Mourinho kaas oo da’dan ku garaacday Alex Ferguson.

Sir Alex Ferguson ayaa markii uu 54 sano jirka ahaa ku soo guulaystay shan koob oo horyaalka ah, 8 koobabka maxaliga ah iyo saddex koob oo tartamada Yurub ah. Laakiin Mourinho oo 54 sano jirsaday ayaa ku soo guulaystay 11 koobabka maxaliga ah oo uu kula soo kala guulaystay kooxaha Porto, Chelsea, Inter Milan, Real Madrid iyo Man United, halka uu 8 koob oo horyaalka ah la soo qaaday kooxihii uu ka soo shaqeeyay,  wuxuuna sidoo kale ku soo guulaystay 3 koob oo tartamada Yurub ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews