gabileymedia.com
Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada 24-Aad Ee Premier Leaque-ga Oo La Shaaciyay, Chelsea Vs Arsenal Oo Loo Magacaabay Garsoore Xusuus Xun Ku Leh.
January 30, 2017 - Written by media news

Maamulka horyaalka Premier Leaque-ga ayaa shaaciyay garsoorayaasha iyo kaaliyaasha dhex dhexaadin doona kulamada 24 aad ee horyaalka Premier leaque-ga waxaana kulamada ugu wayn kulanka ay Chelsea soo dhawayn doonto kooxda ay London ka wada dhisan yihiin ee Chelsea. Man United ayaa booqan doonta kooxda koobka PL haysata ee Leicester City halka Liverpool ay marti u noqon doonto Hull City. Man City ayaa Etihad Stadium ku soo dhawayn doonta Swansea City.

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa haddaba ka warqaba in garsoore Martin Atkinson uu dhex dhexaadin doono kulanka Stamford Bridge waana garsoore ay labada kooxoodba xusuus xun ku leeyihiin kulamadii ugu danbeeyay ee uu kulamadooda soo qabtay. Martin Atkinson ayaa hayay kulankii ay Arsenal guuldarada 2:1 kagala soo kulantay Man City ee kulankii Etihad Stadium laakiin sidoo kale  Martin Atkinson ayaa soo dhex dhexaadiyay kulankii ay Chelsea guuldarada 2:0 ah kagala soo kulantay Tottenham ee kulankii White hart Lane.

Kulanka Liverpool iyo Hull City waxaa loo doorty garsoore Lee Mason halka kulanka Manchester City iy Swansea City uu dhex dhexaadin doono garsoore Mike Dean. Garsoore Anthony Taylor ayaa kala dhex gali doona kooxaha Leicester City iyo Man United.

GARSOORKA KULMADA 24 AAD EE PREMIER LEAQUE-GA:

Kulamada Sabti  February 4

 Chelsea v Arsenal (Sky Sports)
Garsoore:
Martin Atkinson
Kaaliye: S Burt, S Child
Garsooraha Afraad: S Attwell

Crystal Palace v Sunderland
Garsoore: Andre Marriner
Kaaliye:
S Ledger, S Massey-Ellis
Garsooraha Afraad:
J Linington

Everton v AFC Bournemouth
Garsoore: Mike Jones
Kaaliye: A Garratt, M Scholes
Garsooraha Afraad: S Martin

Hull City v Liverpool
Garsoore: Lee Mason
Kaaliye: S Beck, D Eaton
Garsooraha Afraad: M Dean

Southampton v West Ham United
Garsoore: Graham Scott
Kaaliye: S Long, D Bryan
Garsooraha Afraad: N Swarbrick

Watford v Burnley
Garsoore: Michael Oliver
Kaaliye: A Nunn, N McDonough
Garsooraha Afraad: A Davies

West Bromwich Albion v Stoke City
Garsoore:
Kevin Friend
Kaaliye:
D Cann, M Wilkes
Garsooraha Afraad:
R East

Tottenham Hotspur v Middlesbrough (BT Sport)
Garsoore:
M Clattenburg
Kaaliye:
J Collin, R West
Garsooraha Afraad: J Moss

Kulamada Axada February 5

Manchester City v Swansea City (Sky Sports)
Garsoore: Mike Dean
Kaaliye: I Hussin, A Holmes
Garsooraha Afraad: L Mason

4pm Leicester City v Manchester United (Sky Sports)
Garsoore:
Anthony Taylor
Kaaliye: S Bennett, P Kirkup
Garsooraha Afraad: N Swarbrick

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews