gabileymedia.com
AFHAYEENKA BEESHA BADEED MAXAMED WAA KUMA ?
February 12, 2017 - Written by madaxa wararka

Waxan halkan ka salaamaya dhammaan umada somaliland qaran jooga iyo qurba joogba  , xukuumad iyo shacab ba Waxa kale oo aan salaamaya dhammaan  garabyada  beesha badeed maxamed haday noqoto  qaran joog iyo qurba joogba  siyaasiyiinta , aqooonyahanka  , culimada , ganacsatada , oday dhaqameedka , dhalinyarda iyo haween weynaha beesha badeed maxamed .

Waxan salaan gaar ah u dirayaa hawl wadeenada shabakadan oo  mar walba umada u soo tabiya warersugan oo xaqiiq ku qotoma .

Intaas ka dib waxaan maanta qalinka uu qaatay inan umada reer somaliland  iyo qurba joogta beesha la wadaago arin maalmihii uu danbeeyay warbaahintu ku soo noqnoqonayay , arinkaas oo ah nin magaciisa ku sheegay KAYSE DIIRIYE CIGE inu sheegtay afhayeenkaBEESHA BADEED MAXAMED , Haddaba waxa is weydiin mudan su’aalo dhawro ah  oo xaqiiqtan uu bahan ina laga jaawaabo si umada somaliland iyo beesha intaan arinka waxa iska weydiinaysaa looga jaahil saaro  arrinkaas su’aalah oo ah

Waayo ninka xilkaa sheeganaaya ?

Halkee lagu cumaamaday ninkan ?

Yaa cumaamaday ?

Maku ma talaa beesha xilkaas ?

Shakhsigan sheegta in yahay afhayeenka beesha badeed maxamed oo ka mid ah beelaha axmed faarax habaar jeclo  runti ma ah shakhsi u qalma inu ku hadalo magac beesha  , maaha shakhsi leh aqoon uu ku matali karo magaca beesha iyo xilka uu sheeganaayo toona lakin waxan uu arkaa shakhsi shar wade ah oo magaca beesha dhooqaynayaa .

Runtii ma jirto meel  haba yaratee lagu cumaamaday ninka sheeganaayo inu beesha badeed maxamed uu yahay af hayeen , dad tiro badan oo ka mid ah haldoorka beesha oo aan ka xog wareystay xilka ninkani sheegaanayo ayaa ii cadeeyay inay jirin madal  ama shir xilkaas lagu doortay ninkaas .

Ma jirto cid ka mid ah beesha oo aan xogogaal uu ahay inay cumaamaday ninkaas xilkan uu sheeganaayo lakin waxan filayaa inay d ad dano gaar ah leh inay ku duulayaan oo daba ka riixayaan, waxan  u sheegaya dhamaan umada somaliland  iyo  beesha badeedmaxamed inta mugdi ka jiro xilka ninkaas sheeganayo  ,  inayna jirin cid haba yaraate ninkaas uu matalo  , yahayna shakhsi cid gar ah uu adeega . Mana jirto cid haba yaratee hogaanka beeshu xilkaas uu dhiibay .

BAAQ

Waxanhalkan baaq uga diraya dhamaangarabyada beesha badeedmaxamed oo aan ugu baaqayo inmeel looga soo wada  jeedsado cid kasta oo magaca beesha ee milgaha iyo sharafta leh doonaysa inay ku maxaabsadaan ,isla marahaanta doonaya in kukacaan waxyaabo anay beeshu dhaqan u lahaan jirin .

Waxan si gaar ah ucanbaaraynayaa  ninkaas afhayeenka sheegtay iyo cid kasta oo magaca reerka  sheegta iyado anay jirin cidi  ay ku matalaan lakin qof walba halku dantiisa ka dhex arko  xag ayu u leeyahay inu  ku tashadu  isago naftiisa iyo inti la rayi ahba matalaya , waxaase  ceeb  ah in magaca beesha layska sheegto ,haddi an sidaa laga waantoobina  waxa suuro gal ah inay waxyabahaas ka dhashaan waxan la mahadin , taas oo ah in  cid kastaba wax iska sheegto

AFEEF

MA JIRTO CID AAN IS GAAR AHA FARTA UGU GODAAYO  XAASHA LAKIN MAGACA BEESHU WU INAGA WADA DHEXEEYA WA ISIR AN   LA  BADALI KARAYN MARKA WAXII KU LID AH WAN KA SO HORJEDA WANAN CAMBARAYNAYAA.

 

Mustafe cabdilahi xuseen mire (GURAAYE )

Guraaye24@gmail.com

+252634476257

+252659111348

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews