gabileymedia.com
Hordhaca Kulanka Liverpool Vs Leicester City, Foxes Oo Kulankoodi Ugu Horeeyay Ciyaaraya Tan Iyo Ceyrintoodi Rianeri
February 27, 2017 - Written by media news

by Abdirahman Qoslaaye | Monday, Feb 27, 2017
 ‘waxan ka so xiganay laacib.net

Liverpool ayaa marti gelin doonta kooxda xaalada ku xun tahay ee Leicester oo ku fashilantay iney u dhawaato qaab ciyaareedkeedii xili ciyaareedkii hore ay ku qaaday horyaalka, Liverpool ayaa soo gali karta kaalinta sadexaad hadii ay adkaato caawa.

Kulanka:  Leicester Vs Liverpool.

Garoonka: King Power Stadium

Saacada Geeska Afrika: 11:00

Faaqidaada Kulanka Iyo Wararka Labada Koox:

Craig Shakespeare ayaa qaban doona kulankiisa ugu horeeya ee shaqada ku meel gaarka ah ee Leicester City iyadoo kulankaan uu noqon doono kii ugu horeeyay ee ay kooxdaasi ciyaarto tan iyo markii ay shaqada ka ceyriyeen macalinkoodii horyaalka u qaaday ee Cluadio Rianeri.

Xidiga ugu qiimaha badan taariikhda kooxda Leicester ee Islam Slimani ayaa la qiimeyn doonaa xaaladiisa taam ahaansho kadib markuu dhaawac kubka ah uu la dhibtoonayay todobaadyadii ugu danbeeyay inkastoo uu kooxdiisa ula safray Spain kulankoodii Champions League ee Sevilla uuna tababartay todobaadkaan.

Dhanka Liverpool daafaca Dejan Lovren ayaa shaki laga qabaa isagoo ku dhibtoonaya dhaawac jilibka ah, xidiga Croat ayaa dhawaan u safray dalka Germany kadib markuu seegay labadii kulan ee ugu danbeysay ee ay kooxdiisa ciyaartay.

Weerayahan Daniel Sturridge ayaa isna shaki laga muujinayaa kadib markuu ku soo xanuunsaday dalka Spain oo ay fasax ku joogeen tofobaadkii hore.

Xaqiiqooyinka Kulanka:

Leicester ayaa xili ciyaareedki hore kulankaan oo kale ka adkaatay Liverpool kadib labo gool oo ka yimid Jamie Vardy (2-0). Waligoodna kagama aysan adkaan labo kulan oo xiriir ah gurigooda kooxda Liverpool tan iyo August 1972.

Reds ayaa kulankii koowaad ee labada koox ee xili ciyaareedkaan ku soo adkaatay 4-1 bishii September, laakin marna kagama aysan adkaan Leicester minin iyo marti tan iyo xili ciyaareedkii e 2001-02.

Sadexdii gool ee ugu danbeysay ee Foxes Premier League kaga dhaliso Liverpool waxaa dhaliyay Jamie Vardy. waa ciyaariyahanka kaliya ee Leicester ee goolal kaga dhaliyay Liverpool garoonka King Power Stadium.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Koox:

Leicester: Schmeichel; Simpson, Huth, Morgan, Fuchs; Ndidi, Drinkwater, Albrighton, Mahrez; Okazaki, Vardy

LIVERPOOL:Mignolet; Clyne, Matip, Lucas, Milner; Henderson, Wijnaldum, Lallana; Coutinho, Firmino, Mane

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews