gabileymedia.com
Afar Ruux Oo Loo Raadinayo Dilka Kim ‘Sirdoon Bay Ahaayeen’
February 28, 2017 - Written by media news

Hargeysa(GMN) Febarwari.28,2017- Hay’adda sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa rumaysan in ay basaasiin yihiin afar ruux oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay oo looga shakisan yahay in ay ku lug leeyihiin dilkii Kim Jong-nam.
Hogaamiyha Kuuriyada Waqooyi walaalkii oo ka wayn ayaa lagu sumeeyay garoonka diyaaradaha ee Kuala Lumpur, sida ay sheegeen booliiska Malayshiya.
Todobada ruux ee ay Malayshiya sheegtay in ay ka shakisan tahay afar ka mid ah waxay ka shaqeeyaan wasaaraada aminiga ee Kuuriyada Waqooyi, sida ay saraakiil ka tirsan sirdoonka Kuuriyada Koonfureed u sheegeen xildhibaanada.
Ma cadda cidda loola jeedo dadka ay Malayshiyo raadinayso ee la sheegay.
Kim ayaa dhintay labo todobaad ka hor ka dib markii ay labo dumar ah ku sumeeyeen garoonka diyaaradaha.
Waxay sheegeen in ay u qaateen in ay ka qaybqaadanayeen barnaamij shactiro ah oo telefishin.
Kim ayaa lagu sumeeyay xaddi sare oo kiimiko neerfaha waxyeesha, xannuun ayuuna u geeriyooday 15 ila 20 daqiiqo gudahood, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Malayshiya Axaddii.
Booliiska dalka Malayshiya ayaa xiray nin ay magaciisa ku sheegeen Ri Jong Chol maalmo ka dib markii uu dilku dhacay.
Lix nin oo kale oo Kuuriyada Koonfureed u dhashay ayay Malayshiya sheegtay in ay baaadigoobayaan iyaga oo uga shakisan dilkaas.

Gabileymedianews staff

Hargeisa office

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews