gabileymedia.com
Sidee Ayaaa Gobalka Loga Dareemay Natiijada Codbixiyayaasha?
March 29, 2017 - Written by media news

gabiley (gmn) komishanka doorashoiyinka Somaliland ayaa shalay ku dhawaaqay waxay ku sheegen natiijada hor dhaca ah kuna salaysan lixdii gobel ee hore iyo degmooyinkoodii. dhamaan dadka iska diwaan galiyay JSL ayaa 873331 balse waxa meesha ka baxaday tira koobkii ama istaticis la qaaday 2013kii laguna shegay waxan wax ka duwan

hadaba dulucda maqaalkan aan u soo daagdegno halkee buu gobalka Gabiley ka galay natiijada codbixiyayaasha  doorashada  hadii aan soo qaadano doorashadii golayaadha degaanka ee ugu danbeesay waxa ka codeeyay gobalkan todobaatan kun ku dhawaad balse taasi waxay hada noqotay hal bacad lagu lisay waxana badelay 58078 kun la soco qormada labaad

Gabileymedia staff

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews