gabileymedia.com
Deg-Deg:Wasiirkii Ciyaaraha Somaliland Iyo Gudoomiyihii Degmada Xariirad Ee Gobolka Salal Oo Daad Ku Qaaday Agagaarka Degaanka Degmada Boon
May 15, 2017 - Written by madaxa wararka

Saylac(GM)Ala Ha u Naxariistee Maayarkii Degmada Xariirad Ayaa Ku Geeriyooday Daad Ka Qaaday agagaarka Degmada Boon ee Gobolka Salal ee Somaliland isagoo La Socday Wasiirka Ciyaaraha Somaliland

Wararka kasoo Gaadhaya Shabakada Saylactoday Gobolka Selel ee Xadka Somaliland la wadaagto JAmhuuriyada aynu Jaarka Nahay ee Jabuuti ayaa Sheegaya in Daad Qaaday Wasiirkii Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Waaberi Rooble iyo Wefti uu Hogaaminayay oo uu ka mid ahaa Duqii Degmada Xariirad Abokor Xasan Guuleed.

Warku Ilaa Hada Ma sheegin Dhaawac Balse waxaa Naloo xaqiijiyay in deegaanka Boon ee Gobolka Awdal ay ka Curteen Roobab Mahiigaan ah kuwaasi oo sababay in Dooxyadu soo Rogmadaan Isla Markaana Galaaftay Maayarkii Degmada Xariirad

Wixii Warar ee KAsoo Kordha Gadaal baan idinkala soo socodsiin Doonaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews