gabileymedia.com
Xoghayihii Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Xisbiga Waddani Oo Isku Casilaya Awood Maroorsi Baahsan Oo uu Ku Sameeyey Madaxa Ololaha Xisbigaasi
July 17, 2017 - Written by media news

Khilaaf xoog leh ayaa laga dareemayaa in uu u dhexeeyo Madaxa Ololaha Doorashada iyo  xoghayaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga Wadani.

Khilaafkan ayaa la sheegay in uu u salka ku hayo kooxaysi iyo talo maroorsi uu Xisbiga ka dhex wado Madaxa ololaha Doorashada ee Xisbiga Wadani Xamse Khayre isla markaana joojiyay wada shaqayntii uu la lahaa Yoonis Axmed Yoonis.
Xamse Khayre oo uu soo magacaabay Hogaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali X Xasan ayaa samaystay kooxo gaara oo isaga uun ka amar qaata, halkii ay ka ahayd in uu la shaqeeyo dhamaan xoghayayaasha Xisbiga, Waxa kale oo uu Xamse Khayre taageero reernimo ka haystaa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Maxamed cabdilaahi Uur-Cadde
Yoonis Axmed yoonis ayaan lagu arag kormeerki ay samaynaayen Madaxda Xisbiga Wadani waxana la sheegay in uu ku maqan yahay cadho uu ka qaaday talaabooyinka is biirsaday ee ay wadaan raga isku beesha ka soo jeeda
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaan isagu waxba ka qaban khilaafkan oo soo noqday markii 3aad
Dadka qaar ayaa saadaalinaya in Xoghaye Yoonis Axmed Yoonis uu dhawaan ku dhawaaqi doono is casilaad maadama waxba laga qaban waayay khilaafka jira

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews