gabileymedia.com
Wasiirkii Arimaha Dibada Somaliland Oo Laga Jaray wasaaradiisii Laydhka Iyo Biyaha Kadib Markii Laga Xanibay Lacagihii Safarada
July 22, 2017 - Written by media news

Hargeysa (GM):- Xukuumada Somaliland ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa ay aad hoos u dhigtay kharashaadkii uu safarada dibada ugu bixi jiray Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire , waxaana sida la sheegay laga joojiyey Sub- Heads-kii uu ku adeegsanaayey socdaalada kadis ka ah ee uu ku raadinaayey ictiraafka Somaliland iyo hawlaha kale ee wasaarada arimaha dibada .

Arintan ayaa waxaa ay sabab u noqotey in wasiirku uu xafiiska Hargeysa iskaga dhex sugnaado .

 

Warar xog ogaal ah oo uu wargeysa Foore helay ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in arintani ay saameysay guud ahaan safaradii uu wasiirku ku gaalo bixin jiray waddamo badan oo Somaliland la laheyd xidhiidh dhaw  kaddib markii sida la sheegay ay meesha ka baxday lacag uu cadadkeedu badnaa oo Akowno gaar ah lagu shubi jiray oo loogu talo galay in wasaaradu safarada dibada iska dabarto , waxaana gabi ahaanba istaagay safaradii uu sida isdabo jooga ah uu ugu bixi jiray Wasiir Sacad Cali Shire

Source:- Foore

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews