gabileymedia.com
SAWIRO CAJIIB AH:Wasiirkii Maaliyada Somaliland Oo Hargaysa Ka Istaadhay Ganacsi Cusub Oo Ay Dakhli Dheeraad Ah Ugu Soo Hoynayso Gabadha Ay Dhashay Si Ay Ugu Aroosato+Muxuu Yahay Macaash Doonkan Maaliyadu?
August 14, 2017 - Written by media news

Hargaysa(GM)Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa Dekeda magaalada Boosaaso Kala Soo Degtay soo Degtay Gawaadhi Yar  yar oo loo Yaqaano Dolkaan Ka dib markii Dekeda Berbera ay la wareegtay Shirkada DP World oo Cashuur dheeraad ah dul dhigtay Cid kasta oo Alaab ama gaadiid kala soo degaysa

Wasiir Samsam ayaa ka bilawday Ganacsi ku cusub dalka Gudaha Magaalada Hargeysa iyada oo xayeysis raacisay ay isku amaantay Sida ka muuqata Gaadiidkaas yaryar ee ay u dhiibatay Caruur yaryar oo ay Xoogooda Iyo Mustaqbalkooda Kaga faaiidaysanayso Baahida Shaqo la’aaneed ee Haysata Dalkana ka taagan.

Wasiirka ayaa mashruucan u bilowday Gabadh ay dhashay oo Guurdoon ah isla markaana dhigata Jaamacadaha Hargaysa taasi oo iminka qaangaadhay una baahan inay Yeelato Hanti u gaar ah Maadaama lagu gudo jiro xili kala guur ah oo Sababi kara in Samsam Cabdi aadan Aanay dib ugu soo Laaban Golaha Wasiirada ee Xukuumadaha Soo socda Doorashada dalka ka dhici doonta ka dib.

Marwo Samsam aya waxa la sheegaye inay ganacsigan ka xarayso Dirawaliinta Ka Ah Mansuuliga Cala Hal Qof Lix Dooller Habeenkasta

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews