gabileymedia.com
Deg deg: Ganacsato iyo Dad lacago ugu Jireen Adeega ZAAD ayaa laga Dhacay Hantidoodii, Mustaqbalka oo Aan La Saadaalin Karin Khasaaraha Shacabka Tabaalaysan ay Ku Hayso TELESOM
August 16, 2017 - Written by media news

Deg deg: Ganacsato iyo Dad lacago ugu Jireen Adeega ZAAD ayaa laga Dhacay Lacagohoodii , waxaana ay waayeen lacagihii ugu Jiray Zaadkooda ,

Ilaa caawa waxaa isi soo taraya dadka iyagu waayaya lacagihii ugu jiray mobile-ladooda, mid ka mida dadka iyagu waayay lacagihii zaadka
Oo aanu khadka telefoonka ku wada xidhiidhnay
Ayaa ii sheegay in uu la’yahay lacago ugu jiray mobile-ka,

Adeega Zaad ayaa ah mid dad badani lacago ku shubtaan, kuna aaminaan dhaqaalohooda, hase yeeshee waa markii ugu horeysay ee la waayo lacago adeegan Zaad ku jiray , waana mid khatartiisaleh oo hadii khalkhal ku yimaado ay hanti baddan ku waayi karaan bulshadu.

Qaar ka mida dadka lacaga waayay oo u cabasho tegey shirkadda Telesom ee adeegani bixisa, ayay shirkadu u sheegtay in Ay dib ugu soo celin doonto lacagohoodii.

Dadweyne Tira Badan Ayaa Waqti Xaadirkan Hor Tuban Xafiiska Guud ee Shirkadaasi ku leedahay Magaalada Hargaysa halka Laga soo sheegayo Dhamaanba gobolada Kale ee Dalkana in Shacabku iska Xaadiriyeen Xarumaha Shirkadaasi iyagoo doonaya inay u Wareegaan lacagtoodana ay dhigtaan Shirkada Dahabshiil gaar ahaana adeegeeda EDAHAB oo lagu Og yahay Aaminaad iyo inuu leeyahay Meel loo raaco

Dowlada Somaliland ayaa hore ugu amartay Telesom in Adeegan Zaad ay shirkadu joojiso, hadana go’aankaas ayaanay waxba ka socon.

Tani ayaa ka mid ah Khasaaraha Ugu Yar ee dadka Danyarta ah soo gaadhi kara Mana jirto cid Damaanad qaaday Hantida Dadweynaha ee Shirkadan iyo Kooxda u Shaqaysa In Jimcaale ay Ka Macaashaan isla markaana ay dalka dibadiisa kaga adeegtaan halka ay Taasi bedelkeedana shacabka u Qaybiyeen Lambaro iyo Xarfo Electaroonik ah

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews