gabileymedia.com
Deg-Deg:Dablay Ka Tirsan Xisbiga Waddani Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland Iminka KuToogtay Gudaha Magaalada Laascaanood Meel uu Xisbiga Kulmiye Xafiis Cusub Ka Furanayay
August 17, 2017 - Written by media news

Laascaanood(GM)Labadan Askari oo Ka tirsanaa Ciidamada Booliska Somaliland ee Gobolka SOOL ayaa Saacad ka hor lagu toogtay Gudaha Magaalada Laascaanood Agagaarka Guriga Cabdi Geedi oo Magaaladaasi Caan Ka Ah

Labadan Askari oo Waayeel ahaa Ayaa Dadooda Lagu Sheegay inay kor u Dhaafeen 70 Sano jir waxaana lagu kala Magcaabi Jiray Coondhe iyo Guhaad waxaana ay ahaayeen laba nin oo saaxiib ah oo aan kala hadhi jirin iyadoo aanay xagii aakhirona u Kala hadhin oo u wada Baqooleen

Dilkan ayaa ka dhacay Meel uu xisbiga Kulmiye Xafiis ka furanayay Waxaana la sheegay in Laba dhalinyaro ah oo Hubaysani kana Tirsan Xisbiga Waddani ay Baaskoolado Madaxa kaga fureen labada askari oo xafiiska Waardiyaynayey kuwaasi oo ka xumaa in Xisbiga Kulmiye Xafiis ka Furto Deegaankaasi

Xisbiga Waddani ayaa Dagaal Toos ah ka bilaabay Gudaha Magaalada Laascaanood lamana garanayo sababta ay u Bartilmaameedsadeen Odayaashan Waayeelka ah ee Masaakiinta ah kana tirsan Ciidamada Booliska Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews