gabileymedia.com
Deg Deg:-Murrashax Cirro Oo Ay Hareero Joogaan Hogaanka WADDANI Oo Hadda Warbaahinta KUla Hadlay Hoyga Uu Ka Dagan Yahay Magaalada Hargeysa+Maxaa Soo Kordhay?
November 17, 2017 - Written by media news

Hargeisa (GMN) Nov.17,2017-Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cirro oo ay hareero joogaan saraakiisha iyo hogaanka xisbiga WADDANI oo goordhawayd hoyga uu ka dagan yahay murrashax Cirro magaalada Hargeysa warbaahinta kula hadlay waxa uu ka dhawaajiyey murrashax Cabdiraxmaan Cirro in wada hadal u bilaabmay hogaanka xisbiga WADDANI iyo guddiga komishanka Qaranka Somaliland,taas oo lagu xalinayo cabashadii ay xisbiga WADDANI u gudbiyeen guddiga.

Murrashax Cirro sidoo kale waxa uu tacsi u direy dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay rabashadihii xalay ka dhacay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco,waxaana uu fariin u direy shacabka Somaliland oo ugu baaqay inay nabadggaliyada ilaaliyaan,sidoo kalena waxa uu Booliska ugu baaqay inay shacabka ka daayaan rasaasta nool ee ay u adeegsanayaan wakhtiyada ay ka gadoodsan yihiin waxyaalaha dalka ka dhaca.

Saraakiisha hareero joogay murrashax Cirro ayaa wax kamid ahaa gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde,Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,Xuseen Axmed Caydiid,Xoghayaha guud ee xisbiga Maxamed Cabdilaahi Cirro,Murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI Amb Maxamed Cali Aw Cabdi,Maxamed Biixi Yoonis Iyo Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews